PRO
Pensionärernas Riksorganisation

Ururuka dadka hawlgabka ah ee (PRO)

 
PRO waa ururka dhamaan dadka hawlgabka ah. Waxa aanay intooda badan ku leeyihiin   deegaan kasta farac ururka PRO-ah oo lagugu soo dhawaan doono in aad ka mid noqoto. Halkaas oo aad asxaab cusub kula kulmi karto, safaro gali karto, wax aad jeceshahay la akhriyi karto dad kale, koox la heesi karto, orodo gali karto ama aad ka qayb qaadan karto waxyaabaha kale ee la qabanaayo.

Waxa ay PRO qabataa maaha in ay kaliya ururo kulan sameeyaan, ee waxa kale oo ay ilaaliyaan qaybaha guud ee danta dadka hawlgabka ah. Waxa ka mid ah taas , cashuurta, daryeelka caafimaadka, daryeelka waayeelka iyo waxyaale kale oo muhiim u ah xubnaha ururka. 

PRO waa ururka dadka hawlgabka ah ee ugu weyn oo 404 773 xubnood ay ka tirsan yihiin. PRO ma ku xidhna xisbi siyaasadeed.

Xubin noqosho

Waad ka noqon kartaa xubin PRO hadii nooc lacagta hawlgabk aad qaadato sida, lacagta hawlgabka da’da, lacagta xanuunka lagu qaato (hore loo odhan jiray förtidspension), hawlgab hashiish ah, hawlgabka gabasha laga dhintay iyo hawlgabka dadka ka hadhay qoy dhintay. Hadii aanad adigu hawlgab aheyn laakiin uu xaaskaaga ama adoygaagu ama qofka aad la nooshay xubin ka yahay PRO adna waa aad ka mid noqon kartaa xubin.

Faa’iidada xubnaha 

 Xubnuhu waxa ay helaan faa’iidooyin kale duwan, oo ay tusaale ka mid tahay in aad inshooran shuruuda wanagsan leh gasho. Waxa aad heli doontaa wargeyska PROpensionären kaas oo xataa aad ku heli karto adhaah ahaan oo dadka wax akhrisku ku adag yahay loogu talo galay. Waxa kale oo kuu dheer in aad caawimo IT-da oo lacag la’aan ah hesho, wax lagaa dhimo dugsiga PROs folkhögskola iyo safaro ay sameeyaan shirkada safarka PRO leedahay ee Grand Tours. Ururo badan waxa ay leeyihiin fursado dheeraada oo ka shaqeeya dagmadaada.

PROpensionätet

PROpensionätet waa meel lagu kulmo shabakada internetka halkaas oo xubnahayagu kula kulmaan asxaab cusub, lana sheekaystaan ayna kala qaybsadaan waayo aragnimadooda.

Dugsiga PROs Folkhögskola ee Gysinge ku yaala

Lagaagama baahna wax aqoon ah in aad leedahay si aad u bilowda dugsiga PROs folkhögskola. Qaybta ugu weyn waxa ay ku taalaa  Gysinge oo waxa kaloo oo jira dugsi maalinle ah dagfolkhögskola oo Stockholm ku yaala.

Bakhtiyaa nasiibka PRO ee Trippelskrapet

PRO waxa ay sameysaa bakhtiyaa nasiib kaas oo waxa ka soo baxa lagu kabo wax qabadka ururka iyo dugsiga PROs folkhögskola.

Grand Tours –safar farxad oo dadka waweyna u qalma

 Grand Tours waa shirkad safar oo diyaarisa safarka raaxada iyo caafimaadka, safarka doonyaha wabiyada iyo bada midka dheer iyo mid lagusoo wareejiyoba.

Xubin  PRO-ka noqo halkan>>

PRO waa urur halbowlaha u ah dhamaan dadka hawlgabka ah ee  Swiidhan. PRO waxa ay si toosan u wadaa danta guud ee hawlgabka iyada oo xubnaheeda u fidinaysa meel ay ku kulmaan oo la isku arko, horumarinta shakhsiga, farxad iyo caafimaad.

2011-02-08

PROpensionären Nr 1, -12

Bild på tidningens omslagNytt nummer ute nu med bland annat; 51 000 pensionärer missar att söka sitt bostadstillägg, BTP.
Läs mer här>>

Snart dags för 112-dagen

Lördagen den 11 februari uppmärksammas nödnumret 112 över hela landet. Föreningar kan beställa 112-kort hos sitt distrikt och ladda ner flygblad här.
Läs mer och ladda ner flygblad>>

Curt Perssons blogg

bild på Curt Perssons blogg

Läs senaste inlägget>>

PROmedlemsresor

Följ med på Vårträff till Mallorca tillsammans med andra PROare! Än finns platser kvar. Avresa från fem orter.
Läs här om Vårträffenl>>

Kostnadsfri IT-support

Vet du att medlemmar i PRO har kostnadsfri IT-support?
Läs mer om IT-supporten>>

Ny pensionär? Välkommen!

PROs Riksmästerskap i bridge. Foto: Märtha Dahlberg
Vill du vara med? Anmäl dig här>>

Håll dig uppdaterad!

Prenumerera på nyheter från PROs webb så är du alltid uppdaterad.
Länk till anmälan>>

Se över dina försäkringar!

Är du försäkrad på bästa sätt?
Du vet väl att du har möjlighet att teckna speciellt framtagna försäkringar för PRO-medlemmar.
Läs mer om PRO Försäkringar>>

PROs folkhögskola i Gysinge

En glad deltagare i en datakursStudera på PROs folkhögskola i Gysinge. Inga förkunskaper krävs och kursdeltagarna rekryteras från hela landet.
Läs mer om PROs Folkhögskola>> 

PROs Rikslotteri

Banner för Trippelskrapet
Till Trippelskrapet>>